Buundooyinka Carruurta - Nolol, Mas'uuliyad, Dareen Iyo Caafimaad Maskaxeed (Bok / Häftad)
469 kr
469 kr
Få kvar
Fre, 18 sep - tor, 24 sep
Säker betalning
14-dagars öppet köp
Säljs och levereras av
Produktbeskrivning
Waxaa qoray Abdirahim Ali Mahamud oo ah khabiir muddo dheer ku jiray safar uu ku baranayo, la noolaanayo, isla markaana uu u adeegayo carruurta. Wuxuu waqti badan ku qaatay goobaha carruurta lagu daaweeyo, kuwa dambiyada gala lagu caawiyo, fasallada gaarka ah ee iskuulka, iyo la joogista kuwa leh hab-dhismeed maskaxeed oo gaar ah.
Khibradahaas iyo aqoonta uu ka helay barashada cilmiga dabeecadda iyo nafsiga (a behavioral-science perspective within the field of psychology) ayaa isu beddelay iftiin uu ku ifiyo fahamka nolosha carruurta, dareenkooda iyo rajooyinkooda. Buuggan waa miraha safarkaasi, farriin iskugu jirta aqoon iyo jacayl loogu adeegayo ubadka.
Waa buug ka jawaabaya su'aalaha aan badanaa ka baqno in aan is-weydiinno:
- Maxaa sababa in ilmaha uu niyad-jabo (Depression) ama xitaa is-dilo?
- Sidee ayuu ilmaha u dareemaa marka waalidku kala tagaan?
- Maxaa dhabta ah ee ka dambeeya xanaaqa ama aamusnaanta carruurta?
- Sidee ayey ciyaaraha (elektroniga) iyo baraha bulshada u beddeli karaan dareenka ilmaha?
- Maxa keena Dabeecadaha Kala Duwan (Behavioral difference) ee Carruurta iyo Sida Loo Wajahayo?
Buuggan waxa uu ka tarjumayaa cilmi-baaris casri ah, waayo-aragnimo xirfadeed iyo u heellanaanta horumarinta caafimaadka maskaxeed ee carruurta, laga bilaabo qoyska ilaa bulshada inteeda kale.
ÖVRIGT:
Mediatyp: Bok
Bandtyp: Häftad
Författare: Abdirahim Ali Mahamud
Förlag: Vulkan
Språk: Somaliska
Omfång: 226 sidor
Vikt: 300 gram
Illustrerad: Nej
Streckkod: 9789190027431
SKU: 724561

Artikel.nr.
2608144e-08ce-511c-ba39-428896809bd4