Fri Frakt över 299 kr
Fri Frakt över 299 kr
Kundservice
Buundooyinka Carruurta – Nolol, Mas’uuliyad, dareen iyo Caafimaad Maskaxeed

Buundooyinka Carruurta – Nolol, Mas’uuliyad, dareen iyo Caafimaad Maskaxeed

528 kr

528 kr

I lager

Tis, 13 okt - tor, 15 okt

Hemleverans


Säker betalning

14-dagars öppet köp


Säljs och levereras av


Produktbeskrivning

Waxaa qoray Abdirahim Ali Mahamud oo ah khabiir muddo dheer ku jiray safar uu ku baranayo, la noolaanayo, isla markaana uu u adeegayo carruurta. Wuxuu waqti badan ku qaatay goobaha carruurta lagu daaweeyo, kuwa dambiyada gala lagu caawiyo, fasallada gaarka ah ee iskuulka, iyo la joogista kuwa leh hab-dhismeed maskaxeed oo gaar ah.Khibradahaas iyo aqoonta uu ka helay barashada cilmiga dabeecadda iyo nafsiga (a behavioral-science perspective within the field of psychology) ayaa isu beddelay iftiin uu ku ifiyo fahamka nolosha carruurta, dareenkooda iyo rajooyinkooda. Buuggan waa miraha safarkaasi, farriin iskugu jirta aqoon iyo jacayl loogu adeegayo ubadka. Waa buug ka jawaabaya su’aalaha aan badanaa ka baqno in aan is-weydiinno: • Maxaa sababa in ilmaha uu niyad-jabo (Depression) ama xitaa is-dilo?• Sidee ayuu ilmaha u dareemaa marka waalidku kala tagaan?• Maxaa dhabta ah ee ka dambeeya xanaaqa ama aamusnaanta carruurta?• Sidee ayey ciyaaraha (elektroniga) iyo baraha bulshada u beddeli karaan dareenka ilmaha?• Maxa keena Dabeecadaha Kala Duwan (Behavioral difference) ee Carruurta iyo Sida Loo Wajahayo? Buuggan waxa uu ka tarjumayaa cilmi-baaris casri ah, waayo-aragnimo xirfadeed iyo u heellanaanta horumarinta caafimaadka maskaxeed ee carruurta, laga bilaabo qoyska ilaa bulshada inteeda kale.

Artikel.nr.

96c59049-b23a-5858-9b68-3ca5e5637f38

Bokdetaljer

Format

Häftad

Språk

Somali

Antal sidor

226

Utg.datum

2025-10-10

Förlag

Vulkan

Författare

Abdirahim Ali Mahamud

Dimensioner

210 × 148 × 0 mm

Vikt

300 g

ISBN

9789190027431

SAB

Do

Buundooyinka Carruurta – Nolol, Mas’uuliyad, dareen iyo Caafimaad Maskaxeed

528 kr

528 kr

I lager

Tis, 13 okt - tor, 15 okt

Hemleverans


Säker betalning

14-dagars öppet köp


Säljs och levereras av